SOEN

Isbitaalka Takhasuska Kaamil

Xaafadda Oodweyne, Degmada Daynile
Muqdisho, Soomaaliya

Hel jihada ↗

Jadwalka Shaqada

MaalmahaSaacadaha
Sabti – maalinta gibsiga cagaha qalloocan + OPD8:00am – 12:00pm · 1:30pm – 8:00pm
Axad – Khamiis8:00am – 12:00pm · 1:30pm – 8:00pm
JimceDegdeg iyo dhaawacyo keliya (on call)

Sabtidu waa maalinta gibsiga cagaha qalloocan (clubfoot), oo ay la socoto rugta bukaan-socodka (OPD).

Yaa la xiriiraa?

  • WhatsApp: Wixi caafimaad ah ama aan degdeg ahayn.
  • Telefoon: Wixi qalliin ama degdeg ah.
Qalliin ama xaalad degdeg ah? Wac lambarka dhakhtarka si toos ah. Su'aalaha kale ee caafimaadka ee aan degdegga ahayn, nagala soo xiriir WhatsApp. +252 61 496 4873
WhatsApp